Thursday, September 19, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA}Nin Naagtiisa Ceeji ku dilay oo Muqdisho Lagui qabtay.

Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir, gaar ahaan Saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdicasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo ku eedeysan in uu ceego ku dilay Marxuum Maa’ido Maxamed Axmed oo 17 jir aheyd, dilkaas gabadhaas ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degmada Warta-Nabadda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

WARARKA