spot_imgspot_imgspot_img

Xildhibaanada ka maqan kala fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland oo war laga soo saaray.

Axad 15-Sep-2024 {HMC} Guddoonka Golaha Wakiillada maamulka Somaliland , ayaa warqad ay soo saareen waxa ay ku baafinayaan 16-xildhibaan oo katirsan Golaga Wakiillada, kuwaa oo la sheegay in ay fasax laโ€™aan ka maqnaayeen fadhi ay shalay yeesheen golaha Wakiillada.

Warqada kasoo baxday xoghaye kuxigeenka golaha Wakiilllada ayaa lagu sheegay in xildhibaanadan aysan soo xaadirin kalfdahigga 9-aad fadhigiisa 8-aad, waxaana xildhibaannadan la sheegay in iyaga oon wax cudur daar ah oo gudbin iska maqnaayeen.

WARARKA