spot_imgspot_imgspot_img

DFS oo Biri U Fasaxday Shaqaalaha Rayidka Munaasabada Dhalashada NABIGA S.C.W

Sabti 14-Sep-2024 {HMC} Dowlada Somalia ayaa fasaxday maalinta beri ah shaqaalaha rayidka ah ee ka howlgala xarumaha Wasaaradaha iyo heyadaha kale oo la xiriira xili maalinta beri ah ay ku beegan tahay 12ka bisha Mowliid oo ku aadan maalintii uu dhashay Nebigeena Muxamad NNKH.

Dowlada Somalia ayaa fasaxday maalinta beri ah shaqaalaha rayidka ah ee ka howlgala xarumaha Wasaaradaha iyo heyadaha kale oo la xiriira xili maalinta beri ah ay ku beegan tahay 12ka bisha Mowliid oo ku aadan maalintii uu dhashay Nebigeena Muxamad NNKH.

“Wasaaradda Shaqada & Arrimha Bulshada waxey ku wargelineysaa “Fasaxa Maalinta Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW)”. Maalinta Axada ah taariikhduna ay ku beegan tahay 12-ka Mowliid 1446-ta Hijriyada, kuna aadan Tr. 15/09/2024 waxaa FASAX ah dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, si loo weyneeyo maalinta Dhalashadii Nabigeena Suuban NNKH” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaarada shaqada arrimaha bulshada.

WARARKA