spot_imgspot_imgspot_img

Midowga Yurub oo War kasoo saaray xasarada Falastiin.

Arbaco 11, Sept,2024 {HMC} Josep Borrell, oo ah Wakiilka Sare ee Arrimaha Dibadda iyo Amniga ee Midowga Yurub, ayaa khudbad uu ka jeediyey shirkii Wasiirrada ee Ururka Jaamacadda Carabta.

Wuxuu kaga hadlay xasarada ka taagan Falastiin, isaga oo barbar dhigay xaaladda Soomaaliya Borrell wuxuu tilmaamay in sida Soomaaliya oo kale, ay dhibaato iyo xasillooni darro ka taagan tahay Falastiin weli tahay mid adag oo aan wax horumar ah laga gaarin dhinaca nabadda.

Wuxuu ugu baaqay beesha caalamka inay si wadajir ah uga shaqeeyaan xallinta caqabadaha ka jira labada gobol,isaga oo ku adkeystay in la xoojiyo sharciga caalamiga ah si xal waara loo helo.

WARARKA