Monday, September 16, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Abiy Axmed oo shaaciyay xilliga uu fulayo heshiiskii Somaliland la galeen.

Sabti 07, Sep 2024 {HMC} Ra iisulwasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa maanta mar kale shaaciyay xilliga uu fulayo heshiiskii ay la galeen Maamulka Somaliland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA