Monday, September 16, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

In ka badan 150 arday ayaa ku sugnaa iskuulka xilligii uu dabku kacayay

Jimco 06, Sep 2024 {HMC} – In ka badan 150 arday ayaa ku sugnaa qolka jiifka ee dabku qabsaday saqdii dhexe ee xalay, sida uu sheegay taliyaha booliiska deegaanka Pius Murugu.

Dabka ayaa si xawli ah ku fiday iyadoo inta badan dhismayaasha Iskuulka ay ka sameysanyihiin alwaax, sida uu sheegay wariye ka tirsan Telefishin maxalli ah oo la yiraahdo Citizen.

Iskuulka waxaa dhigta 824 arday, oo badankoodu da’doodu u dhaxayso shan ilaa 12 jir.

WARARKA