Monday, September 16, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Booyadaha qaada shidaalka oo Soomaali leedahay oo ku xaniban Duleedka Suudaan.

Jimco 06, Sep 2024 {HMC} Soomaalida shidaalka u kala qaada dalalka Bariga Afrika oo maalintii labaad lagu haysto xadka labada Suudaan .

intii ay joogeen Xadka Labada Suudaan ayaa la dilay mid kamid ah Soomaalidii halkaas ku xayirnaa mudadad Labada Maalin ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA