Tuesday, September 24, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAAALKA} Puntland Maxey ka tiri Ciidamada Masar ee Soomaaliya La keenaayo.?

Abaco 4, sep 2024 {HMC} Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay, dowladda Masar inay danaheeda gaar ah ka leedahay faragelinta arrimaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay fursad weyn u aragto in ay danaheeda ku difaacdo Wabiga Niil.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA