Wednesday, September 25, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Sanator Iftiin Baasto “waa in aay si deg deg ah dambi ugu soo oogto xildhibaanada Itoobiya taageeray

Isniin 2, sep 2024 {HMC} Sanator Iftiin Xasan Baasto oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa xeer ilaalinta u so jeediyay in ay si deg deg ah dambi ugu soo oogto xildhibaanadii taageeray Itoobiya oo ah Cadawga Soomaaliya”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

WARARKA