Wednesday, September 25, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiye Aadan Madoobe “Ahlu-suna ayaa Diinta Islaamka ku faafiyay Soomaaliya”

Isniin 2, sep 2024 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galaayay siyaarada shiikh suufi ayaa sheegay  in Ahlu-suna ay diinta Islaamka ku faafiyay Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA