Wednesday, September 25, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Shil Ay ku dhinteen Wiil iyo Hooyadiis oo ka dhacay Garowe.

Axad 1, Sep 2024, {HMC} Wiil iyo hooyadiis ayaa ku dhintay, laba kalen oo isla qoyskaas ahna waa ku dhaawacmeen ka dib markii baabuur Qaadwale ah iyo Bajaaj shil isku-galeen deegaanka Laacdheere ee gobolka Nugaal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA