Wednesday, September 25, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Isimmada SSC-Khaatumo: “Garxejis iyo Harti colaad ma dhextaal ee yaan Muuse isku keen dirin.”

Axad 1,SEP 2024 {HMC} Isimmada waxgaradka reer SSC-Khaatumo oo ka hadlayay Xiisada maal mahaan ka taagneen Magaalada Ceergaabo ayaa yiri Garxejis iyo Harti colaad ma dhextaal ee yaan Muuse isku keen dirin reer Ceerigaaboow…”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA