Friday, September 27, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Itoobiya oo sheegtay in ay tillaabo qaadeyso, haddii ciidamada Masar kamid noqdaan howlgalka cusub.

Arbaco 28 August 2024 {HMC} Dowladda Itoobiya ayaa walaac ka muujisay howlgalka Midowga Afrika ee lagu wado in lagu bedelo Howlgalka ATMIS, iyadoo ka digtay in kala-guurka uu khatar weyn ku keeni karo xasilloonida gobolka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA