Monday, September 30, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka taqanaa Gabadha timaha u beerto ragga Muqdisho ?

Sabti 17, Aug 2024 {HMC} Drs Fartuun Xasan Maxamed waa dhaqtarad ragga timaha ugu beerta magaalada Muqdisho.

Xirfadda tima beerista ayay ku dhalatay in ay bilowdo sanadkii 2016 kadib markii ay ka soo laabatay waxbarasho ay ugu maqneyd dalka dibadiisa xilligaas oo ay la howlgashay dhaqaatiir Turki ah oo Muqdisho u yimid olole timo beeris ah, markii ay in muddo ah la shaqeysay ayay aragtay baahida loo qabo timo beerista, waxa ayna dabayaaqadii 2018 Muqdisho ka furatay xarun loogu magacdaray ‘Infinity hair and skin care’.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

WARARKA