Tuesday, October 1, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Xagee ayeey ka Yimideen ajaaniib ka Tirsan AS oo Lagu qabtay Gobolka Hiiraan.?

Talaado 13 August 2024 {HMC} Ciidamada Dowlada iyo Maamulka degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan ayaa soo bandhigay sadax Xubnood oo ka tirsaan Kooxda Al-shabaab kuwaas oo lagu qabtay howlgal halka mid kalena uu ise soo dhiibay.

WARARKA