Monday, September 16, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiyaha kubbadda cagta Baladweyne oo La kulamy Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

Arbaco 7 August 2024 {HMC} Gudoomiyaha ururka kubbadda cagta Magaalada  Baladweyne Cismail Cali Xassan Siidani ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Gudoomiye Cismaaciil Siidani ayaa maalmahii la soo waxa uu shaqo lagu hormarinaayo cayaaraha Baladweyne u joogay Magaalada Muqdisho ee casimada dalka.

Tan iyo markii Cismaaciil Siidaani loo magacaabay Gudoomiyaha Cayaaraha Baladweyne  Wuxuu kor u qaaday Ciyaaraha degmada Beledweyne isagga oo qabtay Tartano kala duuwan oo ciyaaro ah taas oo rajo wanaagsan gilisay bahda cayaaraha Baladweyne.

 

WARARKA