Arbaco 31-July-2024 {HMC} Xisbullah ayaa hadda soo saartay bayaan ay ku xaqiijinayso in Fuad Shakr lagu dilay duqeyntii Israaโiil ay shalay ka geysatay magaalada Beyruut.
Fuโaad ayaa ku sugnaa gudaha dhisme ku yaal Dahiyeh, ee Beirut, halkaas oo ay duqeeyeen Israa’iil fiidnimadii shalay, iyadoona tan iyo markii duqeyntaas ay dhcday, burburka dhismaha laga baadigoobayay.
Israa’iil ayaana shalay sheegtay in Shukr la dilay, wax yar ka dib markii ay ku dhawaaqeen mas’uuliyadda weerarka cirka.