Saturday, October 5, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Dib U daabacista Lacagta Shilinka Soomaaliya kulamo Looga Hadlaayo oo Lagu dhawaaqay.

Axad 28 July 2024 {HMC} Guddiga joogtada ah ee Galaha Aqalka Sare ayaa maanta ansixiyay in la bilaabo ka doodista sidii dib loogu soo daabici lahaa lacagta shilin Soomaaliga.

Habdhowraha Aqalka Sare Senator Samsam Ibraahim ayaa kulanka guddiga kadib u faah faahisay Warbaahinta Qaranka Muhiimadda Kulanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA