Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Kamala Harris oo taagero ka heshay xubnahii ugu badnaa ee xisbiga Dimoqraadiga.

Talaaddo 23 July 2024 {HMC} Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris, ayaa Isniinti shalay si degdeg ah u dhaqaajisay tallaabooyinka ugu horreeya ee ololaheeda doorashada, si ay u caddeyso in ay tahay musharaxa ugu cadcad musharaxnimada xilka madaxweynenimada ee xisbiga Dimuqraadiga.

Harris, ayaa shalay oo kaliyah ururisay tobanaan milyan oo doolar oo ay ugu yabooheen deeq-bixiyaasha dimoqraadiga, iyada oo taageero ballaaranna ka heshay madaxda ugu sarreeya xisbiga Dimoqraadiga.

Maanta oo Talaada ah ayaana lagu wadaa in ay si rassmi ah olalaheeda doorashada uga billowdo magaalada Miluaki ee gobolka Wisconsin.

WARARKA