Tuesday, October 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu ka yiri Macalin Maxamuud Hubkii lagu Boobay Caabudwaaq.?

Jimco 19, July 2024 {HMC} Hogaamiyaha Ahlu Suna Waljameeca Macalin Maxamuud Sheikh Xassan “dad inta duulay xoolo dowladeed Xoog kusoo qaatey in lagu duulo ma diidanin, lkn dad la leeyahay waxaani (Hubka) meel ay ka yimaadeen lama yaqaan, cadawbeyna gacantiisa kasoo bexeen, maxay u qaateen oo u heestaan in la dhaho. wax aan qaadan karno ma’ahan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA