Tuesday, July 2, 2024
spot_imgspot_img

Khasaarraha ka dhashay Qarax ka dhacay Degmada Kaxda

Axad 30 June 2024 {HMC} Ugu yaraan afar askari oo boolis milataariyo ah ayaa ku dhaawacmay qarax wadada dhinaceeda la dhigay oo lala eegtay gaari kuwa booliska ah oo marayay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, sida uu sheegay gudoomiyaha degmada Cabdillaahi Sheekh Cabdiraxmaan.

Halka uu qaraxa ka dhacay ayaa ahayd waddo ku taala waaxda koowaad ee degmada.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxa.

Qaraxyada noocan ah ee la dhigo hareerraha wadooyinka, waxa badanaaba sheegta kooxda Al-shabaab.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {02.07.2024}

Talaado 02 julay 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdiqani...

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya waxa ay inoo daba socotaa waxay doonayaan inay dalkeenna isku qurxiyaan

Talado july ,2 2024 (HMC)  Soomaaliya waxa ay inoo daba socotaa waxay doonayaan inay dalkeenna isku qurxiyaan HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA