Monday, July 1, 2024
spot_imgspot_img

Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo goordhaw Muqdisho ku geeriyooday

Jimco 28 June 2024 {HMC}  Allaha u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaare.

Geerida Maxamed Cusmaan Jawaari waxaa warbaahinta qaar u xaqiijiyay qaar kamid ah eheladiisa, waxaana la sheegay in Jawaari muddooyinkii dambe uu xanuunsanaa una geeriyooday xanuunkaasi.

Masuuliyiin katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada ayaa si weyn uga naxay geerida guddoomiye Jawaari, waxaana baraha bulshada qabsaday tacsida geerida Jawaari.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku geeriyooday da’da 79-sanno jir, waxa uuna labo mar soo noqday guddoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya, waxa uu sidoo kale soo qabtay xilal kala duwan.

{DAAWO MUUQAALKA} Dib U heshisiinta beelihii ku dagaalamay Waqooyiga Galgaduud oo Go,aamo soo saaray.

Axad june,30 2024 (HMC)   Dib U heshisiinta beelihii ku dagaalamay Waqooyiga Galgaduud oo Go,aamo soo saaray. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaiya iyo caalamka ee Hiiaanweyne 30 06 2024

Axad june,30 2024 (HMC) Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaiya iyo caalamka ee Hiiaanweyne 30 06 2024 HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA