Monday, July 1, 2024
spot_imgspot_img

Dadka reer Iran oo u dareeraya doorasho kadib geeridii madaxweynahoodii Raiisi

Jimco 28 June 2024 {HMC}  Dadka dalka Iran ayaa u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweyne cusub ka dib geeridii Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed bishii hore.

Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei, ayaa ku baaqay in dad badan u soo baxaan cod bixinta, balse waxaa loo maleynayaa in dad badan oo reer Iran ah oo aan la dhacsanayn ay qaadici doonaan doorashada.

Waxaa jira afar musharrax, oo uu ku jiro mid loo arko dhexdhexaad – isbedel-doon ah, waana Mascuud Pezeshkian. Kuwa kale waa afhayeenka baarlamaanka Iran, Maxamed Bagher Ghalibaf, Siciid Jalili; iyo wadaad lagu magacaabo Mustafa Pourmohammadi.

{DAAWO MUUQAALKA} Dib U heshisiinta beelihii ku dagaalamay Waqooyiga Galgaduud oo Go,aamo soo saaray.

Axad june,30 2024 (HMC)   Dib U heshisiinta beelihii ku dagaalamay Waqooyiga Galgaduud oo Go,aamo soo saaray. HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaiya iyo caalamka ee Hiiaanweyne 30 06 2024

Axad june,30 2024 (HMC) Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaiya iyo caalamka ee Hiiaanweyne 30 06 2024 HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

WARARKA