Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Maxey ka wada Hadleen Taliyaha Sanboloolshe iyo Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo Baladweyne ku kulmay

Talaado-14-May-2024 {HMC} Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanboloolshe) oo maanta booqasho ugu tagay Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa Hambalyo kadib kala hadlay Ugaaska muhiimadda ay dowladda Soomaaliya siineyso hawlaha nabadeynta, dib u heshiisiinta bulshada iyo dagaalka Al shabaab.

Taliyaha oo dul istaagay sida ay shacabku ugu dhego nugul yihiin duubabkooda dhaqanka ayaa Ugaaska ka codsaday in uu dowladda ku garab siiyo dardar-gelinta dagaalka ay dowladdu kula jirto kooxda Khawaarijta ah ee galabkeedu dhacay.

WARARKA