Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Duqeyn Caawa Ka Dhacday Degaanka jicibow ee Gobolka Hiiraan

Axad 14 April , 2024 {HMC} Duqeyn Dhanka Cirka ah oo ay Fuliyeen Saaxibada Caalamka iyo ciidanka xogga dalka ayaa Caawa Ka Dhacday Degaanka jicibow oo Qiyaastii 20KM kaga Beegan Waqooyi Degmada Bulo burte ee gobalka Hiiraan.

Duqeyntaan Ayaa Lala eegtay talis ay Al shabaab ku Lahayeen Degaanka jicibow Waxaana Lagu Khaarijiyey Horjoogayaal Iyo Maleeyshiyaad Ka Tirsan Al shabaab sida ay sheegtay Warbaahinta Soomaaliya.

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibada besha caalamka ayaa labo jibaaray Howlgada lagu ciribtiraaya Haraadiga Khawaariijta, ayaa lagu yiri warka qoraalka ee lagu baahiyay warbaahinta Dowladda.

 

WARARKA