Talaado-9-April-2024 {HMC} Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa Shir Deg deg ah waxaa ugu socdaa Magaalada Baladweyne, Shirkan waxaa looga hadli haaya xaalada Gobolka iyo Culeeysyada xiligan ka jiro Magaalada side xal loogu heli lahaa.
Shirkan waxaa manta intiisa badan looga hadli Haaya side wax looga qaban lahaa, Burcad Hubeeysan oo waqtiyada Habeenkii ah dadka Xaafadaha Magaalada dhac u geeysataa taasi oo dadka deegaanka ay walaac ka muujiyeen.
Odoyaasha ayaa la filayaa in go’aano Culus ay soo saaran, waxaana Mudooyinkii dambo uu shir uga socday Magaalada Baladweyne.