Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Puntland: Maxkamad dil ku xukuntay lix qof oo u dhashay Morocco

Khamiis – Feb-29-2024-{HMC} –Maxakamada darajada kowaad ee ciidamada ee Puntland ayaa maantay xukun dil ah ku riday 6 nin oo dhalashadoodu kasoo jeedo dalka Morocco, kuwaas oo maxkamaddu ku eedeysay in ay ka mid ahaayen maleeshiyada ururka Daacish ee fadhigiisu yahay buuraha Caal Miskaat.

Sidoo kale waxa ay maxkamaddu xukuno xabsi oo sanooyin ah ku riday nin Soomaali ah iyo nin u dhashey dalka Ethiopia.

Guddoomiye ku-xigeenka maxkamada ciidamada ee shanta gobol ahna ku-simaha gudoomiyaha maxkamada Korneyl

WARARKA