Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRDA} Madaxweynaha soomaaliya oo gaaray magalada Neirobi ee caasimadda Dalka kenya

Arbaco-Feb-28-2024-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha 6aad ee arrimaha deegaanka iyo isbedelka Cimilada oo Maalinta Berrito ah ka furmaya Nairobi.

 

WARARKA