spot_imgspot_imgspot_img

Luul Cabdi Casiis ayaa igu tiri Cabsi ayaan Nafteydda uga qabaa Siid Cali”Sihaam Cabdifitaax

isniin-Feb-26-2024-{HMC} Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta u fariisatay dhageysiga dacwadda kiisaka Eedaysane Sayid Cali Daaโ€™uud ayaa keentay marqaatiyaal, kuwaasi oo wax laga weydiiyay qaabkii falku u dhacay.

Marqaati Maxamed oo ka mid ahaa dadka wax laga weydiyay kiiska ayaa yiriโ€Aniga waxaan daganahay guriga ay marxuumad Luul ku dhimatay guri ku dhagan oo hoteel yar

ahโ€Waxaan maqlay qaylo iyo buuq, kadib waxaa ku xigtay Luul oo Ashahaadaneysa oo dhaheysa Sayid Caliyow ha i gubin Illaaheey ka cabso meesha dad ma joogaan miyaa? ayaan dhagteeyda ku maqlayโ€.

WARARKA