Axad25-Feb-2024-{HMC} Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah u bilaawday fulinta Heshiiskii ay la saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya sida uu sheegay Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka General Ibraahin Shiikh Muxudiin.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.