Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Gaadiid Dagaal iyo Agabkale oo Lagu wareejiyey CXD

Sabti, Feb, 24, 2024 {HMC} Taliska qaybta 43 -aad ee ciiddanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa manta kala wareegaay UNMAS, gadiid iyo agab kale oo logu talagalay ciidaanka xoogga Dalka in ay ku howlgalaan.

Madaxa hoggaanka sancada ee ciidanka xoogga korneel Aadan Abdullahi Cali (Adan Gaas) ayaa goob joog ka ahaa la wareegida agabkan, waxa uuna uga mahad-celiyay UNMAS agabkan ay ku wareejiyeen ciidanka xoogga.

Taliyahay qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Gen. Cali Mohamed Bag Madow ayaa isna uga mahad-celiyahay tagerida ii garab istaaga ay UNMAS la garab taagac tahay ciiddanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Agabkan ciidanka xoogga dalka la wareegeen ayaa kusoo aadaya xilli la filayo in ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay dib u bilaabaan howlgalladii ka dhanka ahaa kooxda Al Shabaab.

WARARKA