Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Eritrea oo lagu soo dhoweeyey caasimadda dalka Masar ee Qaahira.

{Sabti, Feb, 24, 2024 {HMC} Madaxweynaha dalka Eritrea Asias Afwerki ayaa gaadhey magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ka dib casuumad uu ka helay dhiggiisa Cabdifataax Al siisi.

Warbaahinta Eritrea ayaa sheegtay in ay labada madaxweyne ka wada hadlayaan arrimaha ka taagan xeebta badda cas iyo weliba gobolka Geeska Afrika.

Masar ayaa sii xoojisay saamaynteeda Geeska Afrika tan iyo markii uu dhacay heshiiskii is afgarad ee dhex maray maamulka Somaliland iyo Itoobiya.

WARARKA