Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Ganacsatada Islii oo ka walaacsan go’aan ay soo rogtay dowladda

Axad 18 Feb-2024 {HMC}  Ganacsatada Suuqa Islii, gaar ahaan ganacsatada iibiya

Gaaska cuntada lagu karsdo ayaa ka walaacsan go’aano cusub oo ay ganacsatadu sheegeen inay dowladda Kenya soo rogtay, kuwaas oo saamaynaya ganacsigooda.

Arrintan ayaa ka dambaysay kadib markii dhowaan qarax ka dhashay kaalin gaaska cuntada iibisa ay ku dhinteen tiro dhowr qof ah, halka ay ku dhaawacmeen tobanaan kale.

WARARKA