Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADDA} Ciidanka Haramacad oo howlgalo xoogan ka wada Gobalka Shabeladda Hoose.

Talaado 13 Feb-2024 {HMC} Ciidanka Boliska gaarka ah ee Haramcad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey inta u dhexeyso deeganaka Gendershe iyo Arbacow ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ujeedka howlgalkaas ayaa ahaa Burburinta goobo AS kaga Sugnaayeen Deeganadaasi Iyo Maxkamad ay ugu yaraan Dadka Deegaanka ee agaas ka ag dhaw.

Deegaanada howlgalka laga sameyey ayaa kala ah Godka kubash, Galka Geeriyaan, Galka Saalimow, Mara-cade.

Howlgalka ayaa waxaa si gaar ah u sameyey cutubyo ka tirsan Ciidanka Haramcad’ iyo kuwa xooga dalka Gaar ah Guutada Cumar binu-khadaab.

Hawlgalkaas ayaa qayb ka ahaa holwgallada guud oo lagula Dagaalamayo AS kaas oo ka socda qaar ka mid ah goboladda Dalka.

 

WARARKA