spot_imgspot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH: Nabad Sugidda Qaranka oo gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin

isniin-05-Feb- 2024-{HMC} Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta

kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis

oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la qabad siiyay jirkeeda.

Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii lasoo dhaafay ku raad-joogay eedeysanaha ayaa ugu

dambeyn kasoo qabtay deegaanka Caad xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.

WARARKA