spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Dani oo Wafuud Caalami ah ku so dhaweeyay Garowe

Khamiis jan-25 2024-{HMC} madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay wakiilka Ergayga ah ee Qaramada mdoobay ee Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo ka qeybgalaaya xaflada Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland.

WARARKA