spot_imgspot_imgspot_img

Wararkii ugu danbeeyey ee weerar ay A S ku qaaday bar Ciidan.

Sabdi jan-20 2024-{HMC} Ururka A S ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ku qaadeen bar ciidanka amniga ay kaga sugnaayeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Ilo ku sugan degmada Kaxda ayaa sheegay in weerarka lagu dilay qaar ka mid ah askarta joogtay barta ciidan ee weerarka gaadmada ah lagu qaaday.

Maamulka degmada Kaxda ayaa sheegay in ay xoojin doonaan ammaanka iyaga oo kaashanaya saraakiisha amniga.

Wararkii ugu danbeeyey ee weerarlaasi waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha.

WARARKA