spot_imgspot_imgspot_img

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay hawada dalka ka celisay diyaarad laga leeyahay Itoobiya

Arbaco jan-17 2024-{HMC} Hay’adda duulista rayidka ah ee Soomaaliyeed ayaa xaqiijisay in ay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya, oo doonayso inay fasax la’aan uga degto magaalada Hargeysa ee Somaliland.

War saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda duulista ayaa lagu sheegay in diyaaradan oo ay lahayd shirkadda Ethiopia Airline, nuuceedana uu ahaa Dash 8-Q400 aysan wax rukhsad ah u haysan inay marto hawada Soomaaliya.

 

WARARKA