spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Goordhow Gaaray Degmada matabaan

Talaado jan-16 2024-{HMC}  Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow iyo wafdi uu Hogaaminayo Ayaa Gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

 

Maamulka Degmada Matabaan iyo qeeybaha Kala duwan ee Bulshada ayaa Si diiran usoo dhaweeyay Wafdiga Manta Gaaray Degmada Matabaan

 

Tan iyo Markii Dib Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow loogu Gudoomiyaha Gobolka waa markii ugu Horeysay uu halkaasi uu Gaaro

 

kulamo kala Duwan ayuu la qaadanaya Bulshada Ku nool Degmadaas isagoona kala hadlaya Hormarinta Degmada iyo sidii looga shaqeeyn lahaa Xasilonida

WARARKA