spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Nisa oo Hawlgallo Culus ka sameeyay xaafadaha Magaalada Baydhabo

Talaado jan-16 2024-{HMC}  Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal Balaaran oo lagu xaqiijinaayo Amniga Guud Ee Magaalada.

Howlgalka ayaa laga sameeyey xaafadaha kala duwan ee magaalada iyo kontoroolada laga soo galo.

Waxaana inta uu howlgalka socday Ciidanka Baarayeen Guryaha iyo Gawaarida isticmaala Wadooyinka.

Mudoyinkii dambe Magaalada Baydhabo Waxaa ka socday Hawlgallo Amniga lagu Sugayo

 

WARARKA