spot_imgspot_imgspot_img

Xiriirka Kubadda Cagta oo go’aanno adag kasoo saaray tartankii Muqdisho ka socday

Isniin jan-15 2024-{HMC} War-saxaafadeed kasoo baxay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa looga hadlay caqabadaha soo wajahay tartanka kubadda cagta dowlad goboleedyada ee ka socday Muqdisho iyo weerarkii lagu qaaday ciyaartoda Koonfur Galbeed.

Qoraalka kasoo baxay xiriirka kubadda cagta ayaa lagu go’aamiyay in ciyaaraha tartanka maamul goboleedyadda aan la ciyaari Karin inta laga helaayo habka masuuliyadda tartanka oo eey Muhiim tahay la helo Masuuliyad wadareedka xaga Amniga maamulidda iyo garoomadda kubadda Cagta

Halkan Hoose ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya

 

WARARKA