Sunday, September 22, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Shiikh “Soomaaliya Labo Cadaw ayeey Leedahay waana Itoobiya iyo AS “

Jimco jan-12 2024-{HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha uu jeediyay ku sheegay in Khawaarijta dadka Soomaaliyeed dagaalka kula jiraan iyo dowlada Itoobiya ay yahiin laba cadow oo duulaan ku ah madaxbanaanida, gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowlad iyo shacaba diyaar loo yahay difaaca sharafka iyo dhowrista qaranimada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

WARARKA