spot_imgspot_imgspot_img

Ciidamada Somaliland oo Weerartay Guriga wadaad dhawaan duray heshiiskii ay la Galeen Itoobiya

Talado jan-9 2024-{HMC} Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa weeraray Sheekh Mustafe Cumar oo kamid culimada dhalinyarada ah ee magaaladda Hargeysa, sidda ay wararku sheegayaan.

Sheekh Mustafe ayaa, sidda ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal iyo dadka degaanka, waxa uu ka baxsadey hoygiisa kadib markii uu ka war helay in ay duulaan kusoo yihiin ciidamo hubeysan.

“Wadaadkan waxa loo haysta in uu shacabka ugu baaqay inay kasoo horjeestaan damaca Itoobiya ay ku doonayso qayb kamid ah Badda Soomaaliya,” ayuu yiri wariye xog-ogaal ah.

Khudbad uu Jimcihii ka jeediyay masjid Hargeysa ku yaal ayaa ciwaankeedu ahaa “Hiilka aan siinayno baddeena waa cibaado aynu illaahay ugu dhowaanayno…”

 

ahaatee, waxaa heshiiskaas baabi’iyey baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya.

WARARKA