spot_imgspot_imgspot_img

WAR DEG DEG AH: Saciid Deni mar kale ku guuleystay xilka Madaxweynaha Puntland

Isniin jan-8 2024-{HMC} Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey tirinta codadka wareega 3aad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ee ka socota magaalada Garowe oo uu mar kale ku guuleystay Saciid C/llaahi Deni

Musharax Deni ayaa taariikh cusub u dhigay doorashada Puntland, isagoo noqday Madaxweynihii ugu horeeyey Puntland ee la doorto labo xili oo isku xigta

WARARKA