Isniin jan-8 2024-{HMC} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali
Guudlaawe Xuseen ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo
maanta markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay Madaxweynaha cusub ee Puntland in
markale Alle uu ku guuleeyo Masuuliyada culus ee loo doortay.