Saturday, September 21, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Maxuu yahay sharci burinaya Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya ee Uu saxiixay Madaxweye Xasan Shiikh

Sabti jan-6 2024-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland.

Sharcigaan waxaa ansixiyey Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii maalmo ka hor uu khudbad xasaasi ah ka hor jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA