Jimco jan-5 2024-{HMC} Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa sheegay in ay xabsiga u taxaabtay Suldaan Hooleey oo ah nin baraha bulshadda Caan ka ah.
Sida la sheegay waxaa loo haystaa oo wax laga weydiin doonaa hadal uu dhawaan ku taageeray Heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay Somaliland la gashay Dowladda Itoobiya.