Talaado jan-2-2024-{HMC} Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray Xeer ku saabsan burinta is afgarad beenaadka shalay lagu gaaray Addis Abbaba, kaas oo ay si wadajir u saxiixeen Soomaaliland iyo Maamulka Abiy Ahmed.
{DAAWO MUQAALKA} Baarlamaanka Soomaaliya oo soo saaray xeer lagu burinayo Heshiiskii Itoobiya iyo Maamulka Somaliland