Friday, September 20, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiye Maddaale”Gacan Soomaali iyo Bini aadam Abaal malahan laakiin Ilaah baa idiin Abaal-gudaya”

Talaado December-26-2023-{HMC}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad guurada 11-aad ee dib u aas-aasida Waaxda Gurmadka Deg-Degga ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA