Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay Sh/Dhexe

Isniin-December-18-2023-{HMC}  Taliyaha Nabad-Sugidda dowlad goboleedka HirShabelle Macalllin Yuusuf iyo saraakiil ka tirsan booliiska ayaa ku baxay dagaal beeleed saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

WARARKA